Shinbiraha ayaa Alle SW waxa uu siiyey awoodo u gaar ah isaga oo u sahlay inay hawada sare duulaya misena ay arki karaan xayawaanka yar ee dhulka maraya. Hadaba qormadeenan ayeynu ku soo qaadan doonaa shinbir nooca guumaysta loo yaqaano ah oo mas dhulka maraya intay u timaado misena nolosha ku liqaysa

DAAWO WARAYSIGII UGU XIISAHA BADNAA EE CAWKE

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

1 COMMENT

Comments are closed.