Daawo Showgii Xalay Ee Cabdi Qaboojiye Iyo Xaaskiisa Ee Vienna Austria Oo Dhamaystiran 18 May 2016

Waxaa habeenkii xalay ahaa fadhiga u diiday dadwaynaha reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka Austria fananka Cabdi Qaboojiye iyo xaaskiisa oo halkaas ku soo bandhigay heeso wadani ah iyo kuwo jacayl ah ba HALKAN HOOSE KA DAAWO SHOWGA OO DHAN

Faalo Ka Dhiibo

comments