Daawo: Somali Channel oo Barnamij soo Wada fadhiisiyey Xuseen Shire & Cabdi Good IYO Heesti Nolosha Cusub oo Murankeedi kasi Daray

Tv-ga Somali Channel ayaa wuxuu barnaamij ku cusuumay Abwaaniinta  Xuseen shire Jaamac, Faarax murtiie  iyo waliba sidoo kale Cabdi good oo lagu sheegay inuusan ahayn Abwaan ee uu yahay Wariye.
Waxaa barnaamijka oo xiiso gaar ah lahaa looga dooday arimo badan oo quseeya Fanka soomalida iyo waliba halka uu haatan marayo.
Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa siwayn uu uxiiso geliyey kadib markii barnaamijka laysku soo hor fadhiisiyey Abwaan Xuseen Shire iyo Cabdi good oo isku qabtay Heesta nolosha cusub.

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply