Daawo Telifeshinka Alcarabiya Oo Baahiyay muqaal ay ku Sheegen Madaxwaynihi hore La Dilay Sadam Xuseen Wali Nool & Fariin Cod ah oo usoo diray

Rumayso telifeeshinka alcarabiya oo baahiyay muqaal ay ku sheegen madaxwaynihi hore la dilay sadam xuseen inuu wali nool yahay isla markana fariin cod ah u kuso diray telifeshinka alcarabiya ee ku hadla afka carabiga ayaa muqaal lala yaabay lana rumaysan kari wayay ku bahiyay shaashadahooda, warbixin cajiib badan layaab badan.

oo ay ku tilmaameen in wali uu nool yahay madaxwaynihi hore wadankaasi iraaq sadam xuseen kaaso sidii warbaahinta calamku kuso gudbiyeenee xiligi dilkiisa iyo qaabkii loo fulinayey
siwayn muslimiinta uga xumaaden haleey carbeed oo geesi halgame ah isla markaana dalkiisi dowlado ka gardaran intay ku weeraren misna falkaa u gaysteen waliba ay ku beegen maalin dadku faraxsanaayen oo loo dabaal degayay ciida islaamka
si kastoy noqotaba wax muqaal lala cajabay, muqaal lala yaabay muqaal la rumaysan wayay mar qudha codkiisu uu kaso baxay madaxwayne sadaam xuseen telifeshinka wayne caanka ah ee alcarabiya.

Xili uu fariimo iyo dardaaranaba u jeedinayo mujaahidiinta suniyiinta ah iyo shacabka reer iraaqba.
Waxaanu sadaam xuseen wacad ku maray in uu dalka gacantiisa dib ugu soo celin doono halgankan hada socdaana yahay kii lagu sifaynayay gaalada iyo gaalo raacda.

Muqalkan yabka badani maaha kii ugu horeeyay ee sadam ee la maqlo walow ay jirtay in sadam xuseen uu horay u laha rag muqaal ahaan u ekaa oo uu horay u samaystay xiligii talada uu gacanta ku hayay si u gabood uga dhigto weerarada dibada uga imaan jiray kaaso caadaystay inuu iska dhigo xiligaa nin wajiyo badan oo meel qudha aan loogu soo hagaagin
waxaana muqaalkan mid ka horeeyay soo saaray madaxwayne ku xigeenki hore dalkaasi iraaq daahir yasin oo labisan direeski caanka ay ku hayeen ciidamada ciraaq oo waliba ay dhinac fadhiyaan saraakiishi xaaris jamhuuriga ee caanka ku ahaa dalkaasi kuwaaso ay fariin iyaguna ay shacabka u marinayeen wacad ku mareen in talada dalka ay gacantooda kusoo noqon doonto.

Hadaba muqaalkan sadaam xuseen wa mid indhaha caalamka tuhuno badan galiyay kaaso la odhan karo waa shax aan la garan karin qaabkeeda iyo sawirka mediaha laga soo saaro oo waydan noqday kuwa sheekoyin iyo waxaan jirin dadka dibada lo so dhigo kuwaaso inta badan ku danbeeyan kuwa aan sal iyo raadtoona lahayn

Xaqiijinta arinkan in kastuu noqday mid xiisahiisa wata waxay eegi dona waxa uu ku danbeeyo iyo halka uu fadhiisto runta sheekadan.

Abdiqani xasan farah ( Gadari)

Suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply