Daawo Tuugadii Ugu Qosalka Badnayd Ee Aduunka Ka Dhacday

Sida kamaradii CCTV‐ga ee dukaanku  duubtay, daanyeerkan oo albaabka hoostiisa ku dhuumanayay ayaa markii
qof ka soo baxay ee uu iska furay isku tuuray gudaha, ka dibna isagoo maqiiqan galay, qolka lacag haya, halkaas
oo uu haf kala yidhi, lacag toban kun oo Rupees‐ka Hindiya laga isticmaalo ah, una dhiganta boqol iyo konton
dollar, ka dibna kala dhacay daaqad yar oo furnayd.

Faalo Ka Dhiibo

comments