DAAWO VIDEO Gabadh Reer Soomaaliland Oo Noqotay Gabadhii Ugu Horaysey ee Soomaali ah ee Kamid Noqota Jilayaasha Holywood

Khadiija Cali waa Gabadh soomaliyeed oo xiligani caanka Noqotay dalka canada waxayna samaysa Filmanta Holywood kana Qeyb gasho iyadoona ka Mid Noqotay gaadhi ugu horaysey Soomaaliyeed Filmanta gashay hadana Wali Xiligani loogu jecel yahay Dhalinta Dalka canada. Khadiija Cali Ayaa Ka mid Ah Shaqsiyad Loogu Doortay Dhanka Quruxda Inay ka Mid noqoto film maanta caalamiga waxana waraysi ugu horeyey soomaliyeed siisay tV ga Muqaalka Soomalida magaalada Toranto Ee dalka canada waxayna Ka Warantay taarikhdeeda Iyo qaaka Ugu iirtay. Khadiija Cali ayaa inta adan Soomalida canada Xiligani dane aad ugu Arkayana Filmaanta waxana la Sheegay inay ka Mid tahay Shaqsiyada Loo xushay dhanka Quruxda.

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply