DAAWO VIDEO Qaybti 1aad Ruwaayad Xiiso Badan oo laga Sameeyay Qaad Joojinta Ingiriiska iyo Sheeko Dhax Martey Aabo iyo Caruurtiisii

Riwaayad Qosol leh Oo laga Sameyey Intii Ay qayilayeen raga Soomaaliyeed Ee Kunool dalka UK Oo dhawaan qaadkii laga Joojiyey Ayaa U muuqanaya Inaysan waxba Ka War hayn noloshooda Guriga Isla Markaasina Qaar Ay shaki ka Galeen xata caruurtooda Inay dhaleenba.
Riwaayadani Cusub ee laga Sameyey Nolosha ragaasi Ee aysan waxba Kala Socon Reerkooda Ayaa Qaar ka Mid Ah waxay dumarkooda Wedinayaan

Xiliga Guri 20 sano ka Hor Deganayeen Ay ka Guureen ,Iyagoona Reerkooda waxba Ka Ogaynba Inay ka Guureen Guriga Sidoo kale.
Qaar Ayaa U muuqanaya Inay caruurtooda In kirayaan kadib markii 20 sano ugu danbeyey qayilayeen Ayna waxba Ka Ogayn caruurta U dhalatay xata Inta Ay fadhiyeen Mar fashka lagu qayilo.

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply