Daawo Video Salman khan oo soo jiitay shacuubta islaamka

Xidiga Bolywoodka Salmaan khaan ayaa sameeyay muqaal ay ku farxaan dunida muslimka ah kadib markii wariye si toos ah u wareysinayay uu ka joojiyay hadalka markii uu maqlay eedaanka salaada.
Wariyaha oo isku sii dayay in uu hadalka sii wato ayaa mar kale uu u sheegay in uu hadalka joojiyay waxa la aamusnaa ilaa uu ka dhamaanayay eedaanka salaadu

Salmaan khan ayaa si qiirad ah u dhageysanayay aadaanka isagow ay ka socdaan shacuur tiro badan.

Falka uu sameeyay xidiga bollywoodka Salman khan ayaa ah mid farxad galinayso dunida musliska ah sida uu u tixgaliyay aadanka salaada.


suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply