Daawo Wadanka Chine Oo Soosaaray Diyaaradii Ugu Raaxada badnayd Aduunka

Shirkada diyaaradaha ee Chine Aarlines ayaa shaaca ka qaaday diyaaradii aduunaka ugu raaxada badnayd,halkaas oo uu qofku dareemaayo in uu kusu ganyey hotel ama gurigiisii oo kale ,Diyaaradan ayaa kuraasteeda caadiga ah ee diyaaraduhu leeyihiin waxaa loo badalay kuraacta fadhiga ee guryaha la dhigto oo kale kuwooda ugu raacada badan .

Diyaaradan cusub ee chine airlines ayaa ah nooca 777-300ER BOEING ayaa qaadi karta 383 qof ,halka 52 kursi yihiin bussiness class iyo 256 economy class ka ah  40 qayntaPremuim economy ga ah.

Diyaaradan ayaa la sheegay in ay safka hore ka gashay diyaaradaha ugu raacada badan aduunka dhanka safarka.

DAAWO SAWIRADA DIYAADARA

Boeing 777-300ER china airlines lounge in the skychcusub1chcusub1chcusub1chcusub1chcusub1

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply