Daawo Waraabe Waraabe Lagu Talay Hargaysa Oo Qaarma Mid Ah Xubnihiisa La Iibinaayo

Waraabahan oo saaka lagu arkay magaalada dhexdeeda gaar ahaan xaafada Cabaaye ayaa waxaa dilay kooxo dhaliinyaro ah ka kadibna dadkii xaafada deganaa ayaa waxaa ka goosanayaaan qaarka mid ah xubnihiisa oo iib gaynaaya waxaanay ku sheegeen arimo badan

Faalo Ka Dhiibo

comments