Daawo: Waraysi Xiiso Badan Sooyaalka Faneed ee Fanaanka Shay Mire Dacar

London(Hawraar Murti & Madadaalo):- Fanaanka Codka Macaan Cabdilaahi Mire Dacar (Shay) ayaa Wareysi aad u xiisa baddan oo la la yeeshay waxa uu kaga xog-waramay Sooyaalkiisa faneed heerarkii kala duduwana ee uu soo maray iyo sida uu fanka ku soo galay iyo arrimo kale oo aad u xiisa baddan.

Wareysigan oo uu la yeeshay Telefiishanka Somali Chanell kula yeeshay xaruntiisa dalka Ingiriiska, ayaa aad u xiisa baddan

HALKAN KA DAAWO

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply