Daawo Wariye Axmed Siciid Cige Oo Sheegay In Warbaahinta Madaxa Banaan Ka Fiicantay Ta Gaarka Looleeyey

Wariyaha caanka ah ee Axmed Siciid Cige oo ka hadlaayey xafladii uu xalay wasiirka warfaafintu ku casuumay warbaahintii ka qaybqaadatay xafladii 18 ee sanadkan ayaa waxa uu axmed isbarbar dhigay warbaahinta dawlada iyo kuwa gaarka looleeyey

Faalo Ka Dhiibo

comments