Daawo: Wariye Cabdisalaan herari oo warbixin ka soo sameeyay Dalka 4aad ee aduunka ugu yar

Wadanka Liechtenstein waa dalka afraad ee aduunka ugu yar waxaaa uu u dhaxeeya labada dawladood ee Austria iyo Switzerland  waxaana ku  nool dad  tiradooda lagu qiyaasay 37 kun oo qof .Sidoo kale dalkani waxaa uu leeyahay ciidan boolis oo ay tiradoodu ka yar tahay 100 qof waxaana uu dhulka ku fadhyaa yahay 160 Km oo isku wareeg ah

Hadaba warbixin ku saabsan wadanka afraad e aduunka ugu yar waxaa ka diyaariyey saxafiga caanka ah ee ka hawl gala telefishanka Universal Tv Cabdisalaan Hereri

Faalo Ka Dhiibo

comments