Daawo Wasiir Xaglotoosiye Oo Sheegay In Uu Necebyey In Wasiir Cakuse Ka Hor Hadlo

Wasiirka wasaarada Caafimaadka Somaliland Mudane Saleebaan Xaglotoosiye ayaa mar uu ka hadlaayey munaasibadii 18 may ee magaalada Borama waxa uu sheegay in uu necebyey in uu hadalka kaga horeeyo wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Mudane Cabdilaahi Cakuse isaga oo sheegy in uu ka aftahan sanyey oo aanu waxba u reebayn marka uu hadlo

Faalo Ka Dhiibo

comments