Daawo Waxaa Kala Gaadhay Abuukar Cawaale Iyo Gabadh Qaadku Iibisa Magaalada Muqdisho

Abuukar Cawaale oo lagu naanayso  (Qaad-diid) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa wuxuu la kulmay gabadh qaadka ka Ganacsata, wuxuuna waydiiyey inay iska dayn lahayd Qaadka hadii loogu Badali lahaa Ganacsi kale oo ay ka shaqaysato 

Waxay ku jawaabtay inay Qaadka ka hesho dhaqaale Fiican oo Muqdisho aan soo gelin, waxayna sheegtay in hadii Mushaharka kasoo gala loo balan qaado ay iska dhaafayso.

Waxaa sidoo kale ay ku dooday inay kasoo horjeedo inay qof la siman hoos tagto,  Waxayna sheegtaan inayna waxba ka gelin ninka qaadka iibsanaya haduu Caruurtiisa qadiyo.

 

Faalo Ka Dhiibo

comments