Daawo Waxbixin uu sidiiq Burmad ka sameeyay Laxameystaha Xasan Gareyt

Hadii aad garanayso in heesta hooyoo uu qaado maxamed saleebaan tubeec, hadii aad garanayso heesta gadhba gadhbaa la tusaa inay wada qaadaan sahra axmed iyo xasan aadan, hadii iyaga heesaha jalamqallam iyo dardaaran aad og tahay inuu qaadi jiray qalinle,

hadii iyana heeska xurmo daran aad ku dhagaysato codka fanaanka kuluc hadii heesahaa iyo heeso kale oo badan oo aad jeceshahayba ku taqaano cida qaada ma garaynaysaa ama ma iswaydiisay ninka laxanka ama habka ay u qaadaan maskaxdiisaa ka sameeyay?. Waa mid kamida fannaaniinta soomaaliyeed kuwooda ugu laxamada macaan habeen dhawayd ayaan warbixintan ka diyaariyay fanaankaas noloshiisa iyo fankiisaba ee aan idinla wadaago si aad iila dhagaysataan
HALKAN KA DAAWO WARBIXINTAN

[yuzo_related]

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com