Daawo Wiil iyo Hooyadiis oo ku dashay gacmo la’aan ayaa ah kuwo wax walbo oo nolol maalmoodkooda ku qabsada lugahooda iyo ilkaha.

Linda Bannon, 35, iyo wiilkeeda Timmy oo 9 jir ah, ayaa ku dhashay gacmo la’aantaan, iyadoo baaris la sameeyay lagu ogaaday in ay u sabab tahay cudurka la yiraahdo Holt-Oram syndrome ee lafaha bini’aamka u diida in ay koraan.
Wiilka iyo hooyadiis ayaa ilkahoodu, iyo cagaha ku dhaqa kuna cunteeya, xataa ku ciyaaraan kuna isticmaala kombuyuutarka cagahoodu.

Qoyskan mucjisada Rabi haysata ayaa la mid ah dadka kale ee lixdooda lixaad dhan tahay, wax walba oo qabsadana ay iyaguna qabsadaan.
Xaaladan ayaa ah mid naadir ku ah dunida, maadaama Hooyo iyo wiilkeeda ay ku dasheen gacmo la’aan.

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply