Daawo Wiil Jaamacada Hargaysa Ka Baxay Oo Xamar Ka Ah Waytar Ama Mudalab Hudheel

Mustaf Xusen Maax oo wax ku bartay jaamacada Hargaysa ayaa hada ah shaqaale ka tirsan tudheelka Jariisa ee caasimada Somalia Ee Muqdisho mustaf ayaa waxa uu ku shaqeeyaa mudalab ama waytar isa oo ka sheekaynaaya sida uu shaqadan ku bilaabay iyo waxa uu raadsan waayey sahqo kale maadaama oo uu jaamacad ka soo baxay 

Faalo Ka Dhiibo

comments