Daawo Wiil Yar Oo Waydiiyey Maxamed Cali Kalay Marka Uu Feedhka Ka Fadhiisto Waxa Uu Samayndoono Iyo Jawaabta Uu Siiyey

xili uu qabtay muxaadiro ku saabsan diinta islaamka ayaa Wiil yar weydiiyey Maxamed Cali Kalaay maxaad sameyn doontaa markaad Ciyaaraha ka fadhiisato,Wuxuu yidhi ma jiro Qof og inuu beri noolaanayo anigu waxaan isku diyaarin doonaa La kulanka Ilaahey iyo Geerida Waa xiligii uu ugu xoogga badnaa, ugu lacagta badnaa uguna caansanaa ayuu ku fekeray inuu Aakhiro isku sii,Alle hawnaxariisto waxa uu ahaa geesi wayn oo muslimiinta ka baxay

Faalo Ka Dhiibo

comments