Daawo Xanuun cajiiba oo ku dhacay Qaar ka mida haweenka dharka xayeysiiya

1 Gabdha dharka Xayeysiiya oo isugu jira madow iyo cadaan ayaa waxa ay qabaan cudurka Alopecia oo ah cudur timaha ku dhaca, waxa ayna sheegeen in ay dadaal ugu jiraansidii cudurkaasi ay ugala racaali lahaayeen dalka Ingiriiska.

Haweenkaan ayaa waxa ay soo saareen calendar ay ugu magic dareen PrettyBald 2015 kaas oo ay ku baxday lacag aad u badan, waxaana sawirada kamuuqda calendar-kaasi ay yihiin kuwa ay kamuuqdaan haweenkaan oo u eg raga bidaarta leh.

Mid kamid ah gabdhahaasi ayaa waxa ay sheegtay inay cudurkaani qabtay muda sedax sano ah hasa yeeshee sumcadeedii uusan wali waxba u dhimin maadaama taageerayaasheedu wali aad u jecelyihiin

Gabadhaasi oo abaabushay qorshahaan Alopecia ay ugala dagaalamayaan dalka Engriiska ayaa waxa ay sheegtay in dadaal badan ay gelin doonaan mashruucaani sidii uu u guuleysan lahaa

 

1234

Comments

0 comments

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply