Madaxwaynaha Somalia ayaa waxa uu sheegay in ay lacag u raadinayaan wado isku xidhaysa Burco iyo Sheekh oo ah 300 km ,Magaalooyinka Burco iyo sheekh ayaa waxay isku jiraan 63 km waxaana xidhiidhsa wado laami ah oo sifiican u dhisan ee tolow wadadan uu xasan lacagta u uruurinayaa tolow ma Sheekh iyo Burco kalaa 

KA DHIIBO FIKIRKAAGA