Daawo: Xidigaha Geeska oo hees Cusub u Qaadey Madaxweynaha Cusub ee Somalilnd Muuse Biixi Cabdi

Heestan Cusub ee Xidigaha Geesku soo saareen ayaa ah mid loogu tala galey dhiirigalinta madaxweyne Muuse Biixi Cabdi kuna dardaareysa inuu ka dhabeeyo siday bulshadu ugu hanweyntahay ereyada heestan waxaa sameeyay Abwaan Abdiwali Saxardiid Xirsi Laxankana waxaa saarey Maxamed Miyir Xaaji Musigu waa axmed wali ibraahim Furinle codkana waxaa wadar inagu soo gaadhsiinaya kooxda xidigaha geeska

Halkan ka Daawo Heestan Cusub

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com