Daawo : Xidigaha Geeska oo ka Hadley Khilaafka Kooxda

Kooxda Xidigaha geeska ayaa muuqaal ku baahiyey Qaar kamid ah boga arimaha bulshada ee facebook ga muuqaalkan oo ay kaga hadlayan khilaafka yar ee ka dhax jirey kooxda xidigaha geeska oo la soo afjaray waxaa kaloon la xidhiidhney fanaaniinta aan muuqaalkan ka muuqan oo dhamaantood noo sheegay in ay ku raacsanyihiin qaraaradan ay soo saareen Maamulka Cusub ee Xidigaha geesku

Halkan Ka Daawo 

Faalo Ka Dhiibo

comments