Daawo : Xidigaha Geeska oo soo saarey Heeso Cusub oo wadani ah

Kooxda Xidigaha geeska oo sida looga bartey soo saara heeso cusub munaasibadaha qaranka iyo kuwa gaarka ahba sida 18 may iyo maalmaha kale ee qaranka u asteysanba ayaa soo saarey heeso cusub oo loogu tala galey munaasibadan heesahan oo u isugu jira dhiiri galin dhalinyarada iyo amaan calanka somaliland ayaa xidiguhu ugu tala galeen waynaynta maalinta 18 may
Halkan Ka Daawo

Faalo Ka Dhiibo

comments