Kooxda Xidigaha Geeska ayaa maanta u sameeyay Qado sharaf sagootin ah yurub geenyo iyo axmed wali furinle oo ka qayb galaya somali weak festival oo lagu qabto sanadkiiba hal mar wadanka UK xaflada oo ay kasoo qayb galeen dhamaan kooxda xidigaha geeska inta dalka joogta iyo qaar kamida xildhibaanada golaha deegaanka caasimada iyo agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta iyo wacyi galinta

KA DHIIBO FIKIRKAAGA