Daawo:Nin Cusub Oo Bilaabay Sheekadii Cabdi Good Oo Kale Kuna Dhaqan Farxiya Fiska Iyo Heestii Africa Ee Magool

Nin La yidhaahdo Ilkacase ayaa waxa uu ka bilaabay tv ga Royal Sheekadii Cabdi Good oo kale waxa uuna shaashadaha kusoo galay heestii Afrikay hurudow ee ay qaadi jirtay fanaanadii waynayd ee Magool oo ay hada soo cusboonaysiisay Farxiya fiska,


Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply