Dawlada Somaliland ayaa waxay digniin cad u dirtay wariyayaasha,salaadiinta iyo siyaasiyiinta xamar taga ee ka ololeeya qadiyada madax banaaninda Somaliland wasiirka war faafinta Somaliland oo ka hadlaayey arinkan ayaa sheegay in aan cidna looga daba fadhiisan doonin madaxbanaanida Somalilan,cidii qaranka khalada ka gashana aanay jirin ka soo dayn karta xadhiga uu mutaysto 

KA DHIIBO FIKIRKAAGA