Dalka Sudan ayaa waxa ka jira Urur magiciisa la yidhaahdo Ururka Rabaynta Eyda .

Ururkab ayaa waxa uu dalkaasi ka hir galiyay Diiwaan galin loo sameeyay Ayda Dalkaasi kuwaasi oo lagu kala socay isirkooda.

Nin u dhashay Dalka Serbia ayaa waxa uu goob fagaare ah oo dadka Ayd rabaysta ee Dalkaasi ku nool ku kala saarayay Isirada Kala Duwan ee Ay kastaaba Leeyahay .

Arrinta aadka u la yaabka badan ayaa waxa ay noqotay in gabadh ka mid ah dadkii Ayda lahaa oo Aygeeda keentay Goobtaasi uu Ninkaasi Serbian-ka ah sheegay in aanu ka soo jeedin hal Isir oo isku mid ah balse ay uu ka soo jeedo laba Isir oo kala duwan kuwaasi oo Ayda iska dhashay ay kala ahaayeen.

Gabadhaasi ayaa waxa ay ahayd gabadha kaliya ee keentay aygeeda kana soo qayb gashay baadhitaankaasi .

Sidoo kale Aydaasi la baadhay ayaa waxa dhamaantood loo sameeyay Waraaqo Aqoonsi ah kuwaasi oo qofka dhaqday laga saarayay gacanta .

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA