Degdeg: Warsaxaafadeed Ay Hada Telesom Soo Saartay Iyo Nuxurka Sixir Bararka Wadanka Ka Jira

War Saxaafadeed uu hada soo saarey gudomiye ku xigeenka shirkada Telesom Maxamuud Xaaji Aadan ( Xadeed ) ayaa waxaa ay shirkadu kaga hadashey go,aamo ay xukuumadu ku soo rogtey Adeega Zaad .

Gudoomiye ku xigeenku waxaa uu sheegay in Adeega Zaad aanu sabab u aheyn sicir bararka dalka ka jira isla markaana waxaa uu mid aan caqli gal aheyn ku tilmaamay hadey noqoto xag farsamo iyo xag sharciba amarka sheegaya in muddo 48 sacadood ah shirkada Telesom ku joojiso in adeega Zaad lagu isticmaalo wax ka yar $ 100.

war-saxaafadeed-telesom

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com