Xiddiga Aduunka Kubada Cagta ee Cristiano Ronaldo ayaa waxa soo gaadhay dhawaac aad u culus kaasi oo ka soo gaadhay wajiga.

Dhaawacaasi ayaa waxa uu ku dhacay Ciyaaryahanka Kooxda Realmadrid ee Ciristiano kulan ay kooxdiisu la lahayd kooxda Deportivo La Caronia .

Ciristiano hooyadii oo ka naxday dhaawaca soo gaadhay .

 

 

Waxa garoonka ku sugnaa oo ka mid ahaa dadkii daawanayay ciyaartaasi Ciristiano hooyadii iyo sidoo kale gabadha ay aadka isku jecelyihiin ee Georgina Rodriguez .

 

Georgina oo madaxa qabsatay kana naxday dhaawaca soo gaadhay jacaylkeeda Ciristiano.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA