Dhagayso: Ninkii Soo Saaray Buuga Xadka Ridada Maxaa Ka Run ah oo isla Saxsan Culumaduna aad Uga Qaylisay

soo saaraha buuga Buuga Xadka Ridada Maxaa Ka Run ah !!Proff Cabdi Siciid ayaa si kulul isaga difaacay weedhaha kaso yeedhay wadaada iyo shiikh umal .

waxaana ku tilmaamay inay arinta indhaha ka ridayaan oo ay sheekadoodu tahay xisbiyada diimeedka danbe xiligan siyasadi iyo meel welba ku afduuban iyago arinkooduna yahay uun u sameeya qofka danbi uusan leeyahay iyo waa gaal ee hala dilo ay uun tahay buuqoodu balse uu isagu wali ku sax san yahay wuxu so qoray,walow culimadu qodobo badan oo ay soo qaten buuqa ku micneeyen mid xaqiiqda iyo diintaba ka fog bal dhagayso profserka wali tiisu u cadahay.

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply