Dhagayso Qaramada Midoobay Shiinuhu Hajoojiyo Rinjiga Uu Afrika U Diro

Dawladda Shiinaha ayaa hor joogsatay qaraar qaramada midoobay ay ku doonayso in lagu joojiyo nooc ka mid ah rinjiga guryaha la mariyo oo ay Shiinuhu u dhoofiyaan Africa kaasi oo halis caafimaad ku keeni kara dadka gaar ahaan maskaxda caruurta.

Qaraarkaasi oo ay ka wadaxaajoonayaan xubnaha deegaanka u qaabilsan qaramada midoobay ayaa haatan gabo gabo ku dhow, waxaana soo dhaweeyay waddamo ka tirsan Africa.

 

HALKAN KA DHAGAYSO

Faalo Ka Dhiibo

comments