Dhagayso Saabuun Soo Celineyso Bikranimada Dumarka Iyo Dumarka Soomaaliyeed Ee Kenya Oo Si Aad Ah U Iibsanayo Kana Hadlay..

Qaar ka mid ah dumarka dalka Kenya ayaa waayahan waxay billaabeen
inay si weyn u iibsadaan saabuunta bikranimada amaba Virginity Soap,
oo laga hela dukaamada qaarkood.

Gabdhaha adeegsada ayaa sheegay inay isbaddel weyn ka dareemeen,
balse siday ku warramayso Xafso Maxamuud, takhaatiirta ayaa ka
digayo in adeegisga saabuntaasi ay
keeni karto dhibaato dhanka caafimaadka ah.

HALKAAN RIIX OO DHAGAYSO WARBIXINTA
SAABUUNTII BIKRADA IYO GABADH KA
HADLEYSO

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply