Qof kastaaba waxa uu leeyahay Haybad gaar ah oo uu Ilaahay ku dad gaar ah balse waxa mucjiso lagu tilmaami karaa in Ilma yari uu ku heeso .

Sotchia

 

Gabadh yar oo u dhalatay Dalka Hindiya ayaa waxa ay ku heesaysay muddo lix saacadood ka badan waxa aanay gabadhaa yari ku heestay in la badan 100 Luqadood .

Gabadhan ayaa waxaa ay ku guulaysatay Abaal marinta Genuss laba jeer waxa aanay ahaayeen labadaa Abaal marinood in ay noqotay qofkii heesa muddadii ugu dheeryad heesa iyo abaal marinta labaad oo ah in ay noqotay qofka luqadaha ugu badan ku heesay .

Gabadhan yar ayaa waxa magaceeda la yidhaahdaa Sotchia waxa aanay lu sugantahay magaalada Dubai heestii ugu horaysay ee ay qaado ayaa waxa ay ku qaaday Luqada Shiinaha .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA