Duubista Filimka Vidya Balan iyo Arjun Rampal oo la soo gaba gabeeyay

 

Waxaa la soo gaba gabeeyay duubista Filimka Vidya Balan iyo Arjun Rampal oo Soomaalida ay u taqaan Gooraf ayaa la soo gaba gabeeyay. Filimkan magaciisa waxaa la yidhaahdaa Kahaani 2”.Kahaani 2”, waa qeybta labaad Filimkii soo baxay sanadkii 2012.

Gooraf ayaa bartiisa ku xaqiijiyay iney soo gaba gabeeyeen duubista Filimka.Filimkan ayaa soo bixi doona 25-ka bisha November sanadka 2016.

Faalo Ka Dhiibo

comments