Duuliye Dayax Gacmeed oo Muddo 3 Toddobaad ah ku maqnaa Dayaxa oo sheegay in Dhererkiisu kor u kacay !

Duuliye Dayax Gacmeed oo u dhashay Dalka Japan ayaa waxa uu sheegay in uu ku maqnaa Dayaxa Muddo 3 Toddobaada ah kadib markii uu duuliyay Dayax Gacmeed uu Dalkaasi leeyahay .

 

 

Duuliyahan oo Magiciisa la yidhaahdo Nuriichi Kanai ayaa waxa uu sheegay in dhererkiisii caadiga ahaa uu jor u kacay isla markaana dhererkiisa ay ku biireen 9Cm ,waxa aanu arrintaasi ku sababeeyay in goobtaasi uu tagay uu ku badanyahay Cuf is jiidadku .

Nuriichi Kanai oo ay da’diisu tahay 41 jir ayaa duulimadkani uu galay uu ahaa kii ugu horeeyay ee uu duuliyo,xarunta dayax gacmadeeda Aduunka ee uu tagay Nuriichi Kanai ayaa waxa ay dhulka u jirtaa 400 Km .

Hadda iyo jeer Duuliyayaasha Dayac gacmeedka ayaa waxa ay ku caan yihiin in dhererkoodu kor u kaco marka ay tagaan Dayaxa ,waxaana had iyo jeer ku biiraa 2 ilaa iyo 5 cm balse Mr Nuriichi Kanai ayaa dhererka ku biiray mudadaasi saddexda toddobaad ahi uu yahay mid aad u badan .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com