Diirka sare uu muuska ii dad badani aanay filaynin in aanay jirin wax faa’iido ah oo uu leeyahay ayaa waxa la xaqiijiiyay in diirkaasi uu leeyahay faa’iidooyin aad y badan .

Diirka Masuuka ayaa waxa ku jira Macdano aad u badan waxaana ka mid macdanahaasi Calcium,Botasium,Magnesium iyo sidoo kale Macdanta birta ,dhamaan macdanahaasi ku jiea diirka Muuska ayaa ah kuwa uu jidhkeenu u baahanyahay.

Diirka Muuska ayaa sidoo kale waxa ku jira Vitamin’s aad u badan waxaana ka mid ah Vitamin-ka B16 iyo B12,.

Sidoo kale diirkaasi ayaa waxa loo adeegsan karaa qurxinta maqaarka sare ee jidhka iyo sidoo kale nadaafada maqaarka jidhka .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA