Faarax Murtiile iyo Kaltuun Bacado Ruwaayad aad Uxiiso Badan Qaad Joojinta Ingiriiska ka Qaybtii 2aad

Ruwaayadan oo fikirkeeda uu lahaa Faarax Murtiile oo ka mida Jilayaasha loogu Jecelyahay Soomaalida kuna Sugan Wadanka Ingiriiska ayaa Ruwaayadan oo Qaab ahaan Sida Filimaanta loo Duubay aadna looga Shaqayeeyay waxaa Soo Saarey SLNTV Xafiiskiisa London hadaba Ruwaayadan Waxaa lagu salgooyey Mishkiladaha uu Qaadku Ku Hayey Soomaalida iyo Joojintiisa Waxay Kala Kulmeen Daawasho Wacan

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply