Fanaanad ka tirasanayd kooxda The Cranspez oo magaceeda la odha jiray Oloris Oriordan oo ahayd Fanaanada Koowaad ee kooxda The Cranspez ee ka dhisan Dalka Irland ayaa waxa ay kadis ah ugu geeriyootay Magaalada London.

 

Fanaanadan ayaa waxa ay da’deedu ahayd 46 jir ,dhimashada fanaanadaasi ayaa waxa shaaciyay wakaaladaha wararka ee Dalka Irland.

Qoysa ay soo jeeday fanaanadaasi Oloris ayaa aad ugu murugooday dhimshada ,koox faneedka The Cransprz ayaa muddooyinka dambe ku caan baxay heesaha Bobka ee ay qaadaan kuwaasi oo meelo badan oo dunida ka mid ah laga dhagaysto.

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA