Haddi aynu maqli jirnay in aanay jirin Dumar fanaaniin ah oo ka soo jeeda amase u dhashay Dalka Sucuudiga waxa arrintaasi beenisay shirkada caanka ah ee aynu wada naqaano ee Google .

Google ayaa waxa uu u dabaal degay dhalashada fanaanadii i dhalatay Dalka Sucuudiga ee caanka ahayd ee magaceeda la odhan jiray Duruuf Abdulkhaier Adam waxa aanay ku magac dheerayd “Cataab”.

Fanaanadan ayaa waxa ay dhalatay 30kii bishii December ee sanadkii 1947kii, Cataab ayaa waxa ay saaxada fanka ku soo biirtay iyada oo aad u da yar waxa aanay d’adeedu ahay xiligii ay fanka ku biirtay 13 jir .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA