Fanaanad u dhalatay Dalka Algeria Oo Lagu Eedeeyay Qoraal Ay Ku Yasaysay Dadka Afrikaanka ah !

Dadka u dhashay Dalka Algeria ayaa waxa ay aad u dhaleeceeyeen Fanaanada u dhalatay Dalkaasi ee Magaceeda la yidhaahdo Naciima Cabaabisa .

 

Fanaanada Naciima ayaa lagu eedeeyay Qoraal ay soo dhigtay Facebook kaasi oo ay ku yasaysay Dadka Afrikaanka,qoraalkan ayaa soo dhigtay kadib markii ay soo raacday Diyaarada Algerian Airlines taasi oo ay ku wehelinayeen Rakaab badan oo Afrikan ah.

Fanaanada Naciima ayaa markii ay aragtay qoraalada hanjabaada ah ee ay qaar ka mid ah Dadka u dhashay Dalkeedu ay ku soo eedeeyeen ayaa ay qoraalkaasi si degdeg ah ay uga saartay.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com