Fanaanada Caanka ah ee Xamda Queen oo wiil ugu dhashay Magaalada Hargeysa

Fanaanada Caanka ah ee Xamda Cabdi Kiinaal ( Xamda Queen) ayaa wiil ugu dhashay magaalada Hargeisa Bahda Shabakada Hawraar iyo Dhamaan Xidigaha Geesku waxay Hambalyo udirayaan Xamda Queen

waxaanay leeyihiin Ilaahay wiilka haka dhigo kii dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca

10606175_280443352151310_2713301634948222738_n

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply