Hawraar (Bayruut) Fanaanada Reer Lubnaan ee Majida Ruumi ayaa waxa ay dhawaan bandhig ku qaban Doonta Magaalada Riyad.

Shawgan ayaa waxa ay Fanaanadu qaban doonta maalinta ay Taariikhdu tahay 28 bishan December, shawgan ayaa waxa uu u gaar yahay haweenk dalkaasi Sucuudiga oo kaliya balse lama ogola ragg ka aoo qayb gala .

Shawgan ayaa noqon doona kii u horeeyay ee sidiisa oo kale ah ee lagu qabto Dalkaasi sanadadan u dambeeyay.

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA