fanaanaanada Yurub Geenyo iyo Musiishanka Caanka ah isla markaana ah gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska Axmedwali Ibraahim Furinle ayaa soo gaadhey Magaalada Hargeisa waxaana ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International airport kooxda Xidigaha Geeska labadan fanaan oo ka soo laabtey cariga ingiriiska kadib markii ay ka qayb galeen bandhiga somali weak

intii ay ku sugnaayeen UK waxay ku soo qabteen Bandhig Faneedyo kala duwan taas oo ay kala qaybgaleen fanaaniinta soomaalida intooda badan
Gudoomiyaha Kooxda Axmedwali Ibraahim Furinle iyo Fanaanada Yurub Geenyo ayaa aad ugu mahadceliyey Dhamaan Fanaaniinta soomaaliyeed iyo shacabka soomaalida ee ku dhaqan cariga ingiriiska ee sida hagar la’aanta ah ula shaqeeyay mudadii ay halkaa ku sugnaayeen, qaar kamida fanaaniinta ayaa ku soo sagootiyey madaarka london Axmedwali Furinle iyo Yurub Geenyo
15193463_1141896732596565_1536557098539440431_n

 

15284879_1141896662596572_4528153656618605031_n

15230677_1141896485929923_9217060059596066725_n

15241284_1141896435929928_8287120825514024682_n

15220225_1141896509263254_8777225213304719184_n

15202512_1141896559263249_5810939258504732638_n

15202514_1141896599263245_9150178545524202085_n

KA DHIIBO FIKIRKAAGA