Fanaanada Yurub Geenyo oo Bandhig Balaadhan ku Qabanaysa Dubia

Fanaanada Caanka ah ee Yurub Maxamed Cabdi Geenyo ayaa bandhig faneed ku qabanaysa Habeenimada Ciida 

Bandhig Faneedkan oo ah mid aad loo sugayo fanaanaduna iyadoo tixgalisay dalabka taageerayaasheeda ku sugan imaaraatka ayey bandhigan u qabanaysa

Habadaba Bandhig Faneedkan waxaa lagu Qabanayaa  Crown Plaza Hotel
Qiimuhuna waa 100 Dirham  hadaba yaanu kaa dhamaan tigadhku iyadoo loo qorsheeyay 10,000

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply