FANAANADA YURUBGEENYO AYAA SIWAYN LOOGUSOO DHAWEEYEY MAGAALADA DUBAI

fanaanada caanka ee Yurub Geenyo ayaa  waxaa si wayn loogusoo dhaweeyey Wadanak isku taga imaaraadka carabta fanaanada ayaa ciidan waxay ka tumaysaa bandhig faneedyo wadama siku taga imaaraadka carabta

fanaanada yurub geenyo ayaa waxay ka mid tahay kooxda fanaaniinta xidigaha geeska oo ka dhisan wadanka Somaliland Caasimadiisa Hargaysa dhamaan taageerayaasha Yurub Geenyo iyo kuwa fanaaiinta xidigaha geeska ayaa waxay nasiib u yeesheen in cmunaasida ciida ay showyo ugu qabato wadamada isku taga imaaraadka carabta

HALKAN KADAAWO SAWIRADII

HALKAN KA DAAWO SAWIRO KALE OO FARABADAN

 

Leave a Reply

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com