Sawirada ay fanaaniintu ku baahiyan Baraha Bulshada ayaa waxa si xeel dheer u qaadaa dhiga Taagerayaashooda.

Fanaanadda Kinda Alloush  ayaa waxa ay Baraha Bulshada ee u gaarka ay ku baahisay Sawir ay Xidhantahay Toob aad u gaaban Sawirkaasi oo ay kala kulntay Dhaleecayn iyo Af-lagaado labadaba .

Qaar mid ah dadki falanqeeyay Sawirkaasi ayaa waxa ay sheegeen in ay Fanaanadu xaq u leedahay in ay la talaabsato Modeelada kala duwan ee Bilawga Sanadkani ,halka kuwa kalana ay aaminsanyihiin in arrintaasi ay tahay qalad.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net.Hargiesa.net

KA DHIIBO FIKIRKAAGA