Fanaanka Caanka ah Ee Kaadim Al-Saahir oo Flim uu la jilay Jilayaasha ugu Waawayn Syria ku Qaatay Lacag aad u badan!

Fanaanka isla markaana ah Mlaxinka Wayn ee u dhashay  Dalka Ciraaq  ee kaadim Al Saahir ayaa waxa uu caan ku yahay heesihii kala duwan ee ay aad u xiiseeyaan guud ah dadka ku nool waddamada Carbeed.

Kaadim ayaa waxa uu markani isku dayay in ka mid noqdo jilayaasha Flim-ka Diraamiga ah ee Al-waaq Waaq oo ay jilayeen koox jilayaal ah oo u dhashay Dalka Syria.

Fanaanka Kaadim ayaa la sheegay in jlista Flim-kaasi in uu ka helay 100,000 oo Dollar, waxaanu qiimahaasi noqonaya mid ka badan qiimaha ay Jilayaasha waawayn ee u dhashay Syria ay qaataan .

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com