Fanaanka Guuleed Axmed oo soo saarey Hees Cusub

Heestan Cusub oo la magacbaxday Rooda igadaa rafaadka ayaa ah hees si wayn loogu riyaaqay gaar ahaan taageerayaasha fanaanka guuleed ahmed oo indha wayd wax cusub aan ka maqal la dhacay iyagoo hal halay uga dhigay guuleed dib ayuu usoo noqday

Hadaba heestan oo uu soo saaray Ibraahim Eagle ama Eagle Media Production Ayaa laxanka iyo ereyada waxaa iska leh Habiil Mubashir Daawasho wacan heestii Rooda iyo Codkii Fanaanka Guuleed Ahmed loona yaqaan Guuleed Dhahar

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply