HALKAN KA DAAWO FANAANKA MAXAMED BK OO SOO SAARAY HEESO CUSUB OO MUUQAAL AH

Fanaanka Maxamed Siciid BK ayaa soo saaray Muuqaalada Heeso Cusub oo aad looga shaqeeyay kaas oo ay iska kaashadeen Furinle Studio, Hawraar, iyo London HD Studio Boorama oo tacab Badan  Galiya kor uqaadida Fanka gaar ahaan Fanaaniinta Xidigaha, Maxamed Bk oo ku hawlanaa todobaadadii dambe inuu soo saaro Heeso Muuqaal ah ayaa soo saarey Heesaha kala ah 1.Muuqaalka Heesta Muna 2.Muuqaalka Heesta Wadaniga ah ( Gobonimo ) 3.Muuqaalka Heesta Qardhaas .                                                                      HALKAN KA DAAWO MUUQALADA SADEXDA HEESOOD EE CUSUB

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply